SYC oo Talo Wadaag iyo Warbixin ku aaddan Maxaabiista Da’da yar kusoo bandhigay Muqdisho

October 7, 2017, Muqdisho(FMN)--Kulan ka mid ah madasha Dhugaal Forum oo ah barnaaamij bille ah oo isutagga Ururrada Dhallinyarada ee SYC-Somali Youth Cluster qabto,...

Safiirkii Mareykanka ee Soomaaliya Stephen Schwartz oo is casilay

October 6, 2017, Muqdisho(FMN)--Safiirkii Maraykanka u qaabilsanaa Soomaaliya Stephen Schwartz ayaa is casilayo, sida ay xaqiijisay Safaaradda Mareykanka. Warar lagu qoray baraha Twitterka ayaa lagu...
Cali Gacal Casir

Cali Gacal oo hal Sharuud ku xiray in Wadahadal la galaan Madaxweynaha Galmudug

September 30, 2017, Muqdisho(FMN)--Gudoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Galmudug Cali Gacal Casir oo hada Xabsi guri ku jira ayaa shuruud ku xiray in wadahadal la yeeshaan...

Xoghaya USA ee Caafimaadka oo is casilay

29, Sept, 2017, Muqdisho(FMN)-- Xog-hayihii Caafimaadka Dowladda Mareykanka Tom Price ayaa jagadii uu hayay iska casilay kadib markii uu la kulmay cadaadis xoogan oo ku...

Wararki hore

Maxamad Cabdi Waare oo ku guulaystay Doorashada Hirshabeelle

September 16, 2017, Jowhar(FMN)--Doorasho u dhaxaysay 8 Musharrax oo 2 wareeg ahayd, ayaa uu kusoo baxay Maxamad Cabdi Waare, oo sanadkii hore looga awood...

Maxamad Cabdi Waare oo hogaaminaya Doorashada Hirshabeelle

September 16, 2017, Jowhar(FMN)--Waxaa dhammaaday wareegga 1-aad ee Doorashada Hirshabeelle, iyada oo 8 Musharrax ay ku baratamayeen doorashada, dhammaan Musharrixiinta waa dad ka soo...

LIVE: Doorashada Madaxweynaha Hirshabeelle

September 16, 2017, Jowhar(FMN)--Waxaa hadda bilaabanaya Doorashada Madaxtinimo ee Maamul goboleedka Hirshabeelle, FIIDOOW MEDIA ayaana toos u tabinaysa dhacdadan, nagala soco Baraheenna Bulsho. Magacyada Musharrixiinta...

Internetkii Fiber Optic oo 22 maalin kadib kusoo noqday Muqdisho

July 17, 2017, Muqdisho(FMN)--Muddo dheer oo dadka reer Muqdisho iyo Gobollada Koofurta iyo Bartamaha Dalka ay saarnayd xayiraad xagga Internet ka ah, waxaa hadda...

Madaxweynaha Maraykanka oo booqanaya Isr’iil

May 22, 2017, Muqisho(FMN)--Madaxweynaha dalka Mareykanka Donald Trump ayaa booqanaya dalka Israa'iil iyo dhulka Falastiin, kaddib booqasho labo maalmood ah oo uu ku tegay...

Trump oo Ka Hadlay Kulanka Riyadh

May 22, 2017, Riyadh(FMN)-- Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa Axaddan ugu baaqay dalalka Muslimka ah inay u midoobaan dagaalka laga soo horjeedo kooxda Daacish, isagoo...

Kuuriyada waqooyi o gantaalkii 3-aad tijaabisay

May 21, 2017, Muqdisho(FMN)--Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa horey u sheegay inuusan u dulqaadan doonin tijaabada gantaalada oo ay Kuuriyada Waqooyi wado, isla markaana...

Agaasimaha FBI da Maraykanka oo Shaqadii laga eryay

May 10, 2017, Washington(FMN)-- Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump, ayaa xalay shaqada ka eryay James Comey, oo ahaa agaasimihii hay’adda dambi baarista Mareykanka ee FBI loo...

Macron oo ku guulaystay Doorashada Madaxweynanimada Faransiiska

May 7, 2017, Paris(FMN)--Emmanuel Macron ayaa noqonaya madaxweynahii ugu da'da yaraa abid ee soo mara Faransa, waxa uu ka adkaaday oo doorashada kula tartamayay...

Sarkaal Nabadsugid ah oo Muqdisho lagu dilay

April 27, 2017, Muqdisho(FMN)--Agagaarka Isgoyska maana booliyo ee Degmada Boondheere waxaa lagu toogtay Sarkaal ka tirsnaaa Hay'adda sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka. Wararka ayaa sheegaya in...

Muuqaalada Fiidoow Media