Shiinees xaday Xogta Military ee Maraykanka oo 4 Sano xeran

0
525

July 14, 2016, Losangleys(FMN)–Ganacsade u dhashay Chine, oo ku eedeysan dhicista xog Tiknoolajiyadeed ay leeyihiin Difaaca Maraykanka ayaa hadda maxkamadda Los Angeles ku ganaaxday lacag la eg¬† $10,000.

Dawladda Shiinaha ayaa diidday eedeymaha ay USA u jeedisay Muwaadinkeeda Su Bin, oo lagu soo oogay in intii u dhaxaysay 2008-2014 uu xaday Xogta Maraykanka ee arrimaha Militariga.

Dawladaha waaweyn ee dunidan casriga ah, ayaa ku hardamaya awoodda Technolgy ga, iyada oo dhicista iyo jabsada Akoonnada ay noqotay wax xadka ka baxsan.

Waare Ogaal

Fiidoow Media