Baarlamaanka oo dooranaya Guddiyada Doorashooyinka Golaah Shacabka iyo Madaxweynaha

0
104

January 1, 2017, Muqdisho(FMN)–Waxaa maanta kulankoodii seddexaad muqdish ku leh Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya, oo uu gudoominayo Cusmaan Cilmi Boqorre.

Golaha Shacabka ayaa la filaya in uu toddobaadka soo socdaa doorto guddoonka baarlamaanka iyo ku xigeennadiisa, sidoo kalen ay dhismn dhamman guddiyada baarlamaaniga ah.