Musharixiinta Gud Kuxigeenka 2-aad oo hadal jeedin kuleh Baarlamaanka

0
110

January 9, 2016, Muqdisho(FMN)–Baarlamaanka Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa maanta Dhageysanaya khudbadaha musharaxiinta u tartamaya xilka Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Baarlamaanka Soomaaliya.

Ilaa iyo 12-xildhibaan ayaa u sharaxan xilka Guddoomiye ku xigeenka Labaad ee Baarlamaanka oo uu ka mid yahay Xildhibaan Mahad Cabdlle Cawad oo Afartii Sano ee la soo dhaafay xilkaan haayay.