Qaraxyo lagu weerray Maqaayad Muqdisho ku taalla

0
31

January 7, 2016, Muqdisho(FMN)–Fiidkii caawa ayaa laba qarx oo is xig xigay lala eegtay mqaayad ay ka cunteynayeen Askar iyo dad shacab ah, iyada oo qaraxa 1-aad ee bannaanka maqaaxida ka dhacay, kan xigana gudaha.

Inta la xaqiijiyay 13 ruux ayaa ku dhaawacantay, halka 1 qof uu ku dhintay qaraxii caawa, oo ahaa mid laga maqlay xaafado badan oo magaalada ah.

Afhayeenka Gobolka Banaadir oo la hadlay warbaahinta gudaha waxa uu sheegay in shey laba mar qarxay uu ahaa ee aysan jirin laba Qarax.

Fiidoow Media