Internetkii Fiber Optic oo 22 maalin kadib kusoo noqday Muqdisho

0
185

July 17, 2017, Muqdisho(FMN)–Muddo dheer oo dadka reer Muqdisho iyo Gobollada Koofurta iyo Bartamaha Dalka ay saarnayd xayiraad xagga Internet ka ah, waxaa hadda hawada ku soo laabtay adeegga internet ka.