LIVE: Doorashada Madaxweynaha Hirshabeelle

0
94

September 16, 2017, Jowhar(FMN)–Waxaa hadda bilaabanaya Doorashada Madaxtinimo ee Maamul goboleedka Hirshabeelle, FIIDOOW MEDIA ayaana toos u tabinaysa dhacdadan, nagala soco Baraheenna Bulsho.

Magacyada Musharrixiinta sideedda ah:

1-Maxamed Cabdi Waare

2- C/raxmaan Xasan Caddow

3- Yuusuf Axmed Hagar

4- Maxamed Caruush Diirow
5.C/kariin Cali Nuur

6- Cabdi Faarax Laqanyo,

7- Daahir Cabdulle Cawaale

8- C/naasir Maxamed Shirwac.
#Hirshabeelle

01:30pm: Waxaa bilaaban raba tirinta codadka wareegga 1-aad ee Doorashada Madaxweynaha Hirshabeelle.

Tobannaan warqadood ayaa hallaabay.

01:40pm: Tirinta codadka ayaa bilaabatay, waxaana magacyada yeerinaya Xildhibaan Ismaaciil Maxamad Nuur.

Musharrax Maxamad Cabdi Waare ayaa ah magaca ugu badan ee aan maqlayno.