Maxamad Cabdi Waare oo ku guulaystay Doorashada Hirshabeelle

0
88

September 16, 2017, Jowhar(FMN)–Doorasho u dhaxaysay 8 Musharrax oo 2 wareeg ahayd, ayaa uu kusoo baxay Maxamad Cabdi Waare, oo sanadkii hore looga awood roonaday doorasho nuucan ah.

Wareeggii 2-aad ee Doorashada oo ay korontadu maqnayd waxaa ku baratamay Daahir Cabdulle Cawaale iyo Mudane Maxammed Cabdi Waare, iyada oo uu ugu danbeyn, mudane waare ku soo baxay.

Fiidoow Media