Shirwaynaha Qaran ee Dib u eegista Dastuurka oo dib u dhacay

0
365

October 7, 2017, Muqdisho(FMN)–Sida uu caddeeyay Wasiirka Wasaaradda Dastuurka, Mudane Cabdi Xoosh, waxaa dib loo dhigay Shirkan oo lagu ballansanaa 8-10 October, iyada oo lagu fasiray sababta dib u dhaca, arrimo Farsamo.

Sidoo kale Guddiga Dastuurka ee Baarlamaanka ayaa qaadacay ka qeyb galka, waxaana Guddoomiyaha Guddiga Cabdi Qeybdiid uu sheegay in shirkaas uu caqabad ku yahay geedi socodka arrimaha dib u eegista Dastuurka.