Annaga

MAXAA KA TAQAAN BOGGA FIIDOOW MEDIA?

FIIDOOW-LOGO1

Fiidoow Media, waa Warbaahin madax bannaan oo u adeegta Bulshada afka Soomaliga ku hadasha. Waxaan idiin soo gudbinnaa Xogo caafimaad, Tiknoolajiyad iyo Warar Dal iyo Dibad ah, isla xilliga dhacdada.

Ujeedka Fiidoow Media waa helidda XOG Cilmiyeed dheeli tiran oo ku dhisan dhab ahaansho.

  • FIIDOOW MEDIA waa warbaahin  madaxbannaan.
  • FIIDOOW MEDIA waxaa uu ilaalinayaa anshaxa iyo haybadda saxaafadda.
  • FIIDOOW MEDIA waa Hogaamiyaha website-yada Afka soomaaliga, dhanka Sayniska iyo Tiknoolajiyadda.

Wararka FIIDOOW MEDIA waxaa diyaariya oo tabiya wariyayaal ku kala baahsan Gobollada Dalka iyo dibeddiisaba.

Bogga FIIDOOW MEDIA waxa uu idiinla wadaagayaa  faallooyin iyo qoraallo ay hal-abuureen Aqoonyahanno iyo Qorayaal caan ah.

FIIDOOW MEDIA waxa uu dhiirro gelinayaa ra’yiga Bulshada iyo wixii aqoon-isweydaarsi iyo ráyi-wadaag ah.

Wixii Talo, Tusaale iyo Xog ah nagula wadaag: Fiidoowmedia@gmail.com. 

Halkan ka hel Boggeenna Facebook

Halkan naga Follow garee, Barta Twitter-ka FIIDOOW MEDIA